Site icon Qaamuus

jawaabta

miscililso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Xero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miscililso

miscililsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miscililso.

miscilil [m.dh] (-lo, m.l)
1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.

miscilil [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version