Site icon Qaamuus

jawaabta

mitirso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax mitir ku cabbirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mitirso

mitirsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mitirso. ld mitirsad, mitirsi.

mitir [m.l] (-rro, m.dh)
Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.

mitir [Magac Lab | Noun Masculine]
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version