Site icon Qaamuus

jawaabta

mixraab
(Magac Lab | Noun Masculine)

(dii.) Maasaajidka gudihiisa meesha imaanka dadka tujiya loo sameeyo oo dhismo yar oo kuusan oo bannaanka u baxsan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mixraab

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version