miyirbeelid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg miyirbeel³. ld miyirbeel¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miyirbeelid ↴
gaggab [m.l]
1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.
miyirbeel [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.
miyirbeel [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.
miyirbeel [Magac Lab | Noun Masculine]
(daaw.) Xaalad miyir la'aaneed.
miyirbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg