Site icon Qaamuus

jawaabta

miyiri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid. 2. U m.: si deggan wax u qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miyiri

miiri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld miyiri.

miirin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miyirin.

miyirin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miyiri. ld miirin.

miyi [Magac Lab | Noun Masculine]
Dhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; baadiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version