Site icon Qaamuus

jawaabta

moodso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax gudbisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moodso

moodsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moodso.

mood [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Maalka inta aan xoolaha nool ahayn. 2. Meyd.

mood [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Qorraxdu marka ay soo baxayso fallaaraheeda caadka qabta ee midabka quruxda badan yeesha.

mood [e.d >]
Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.

mood [Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax meel dhaafid. 2. (f.lg) Si gef ah wax, u qaadasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version