Site icon Qaamuus

jawaabta

moog
(m.l) (-gag, m.l)

1. Kol; mar. 2. Kal; mile; jil.

moog
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-gaa, -gayd)

Cid aan ogeyn noqosho; aan wax ka ogeyn; cid aan wax aqoon noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moog

baahi [m.dh]
1. Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo. 2. Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda. 3. Dhibaato ay keento wax la aantooda. Tus. “Biixi lacag buu baahi u qabaa”.

dhamoog [m.l]
ld dhamaajo.

dhamoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld dhamooq².

dhamoogid [m.dh]
ld dhamooqid.

ismoogeysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax la garanyo is-illowsiin.

ismoogeysiin [m.f.dh]
eeg ismoogeysii. ld ismogeysiis.

ismoogeysiis [m.l]
1. Wariiri. 2. ld ismoo-geysiin.

kaltan [m.l] (-nno, m.dh)
Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.

mahayammoog [m.l]
Dhallaan aan weli garaad yeelaan; sebi. ld mahayammooge.

mahayammooge [m.l]
ld mahayammoog.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version