moohaarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax la moohaariyey ahaansho (dalag beereed). 2. Wax qaab humbulan leh ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moohaarsan ↴
moohaarsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moohaarsan. ld moohaarsanaansho.
moohaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld moohaarsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg