Site icon Qaamuus

jawaabta

moollo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Gariirad. 2. Wax jilicsan oo diismay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moollo

mool [m.l] (-lal, m.l)
Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version