moonooboli
(m.l) (-looyin, m.l)(dhaq.) Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moonooboli ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg