moor
(m.l) (-rar, m.l)1. Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro. 2. Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay. 3. M. ah: qof cayr ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moor ↴
kabasiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.
mooradduug [Magac Lab | Noun Masculine]
Dhac aan wax la isku reebin. ld mooradduugid.
mooradduug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid hantidii ay lahayd oo dhan ka dhicid.
mooradduugid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mooradduug². ld mooradduug¹.
moorayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mooree. ld moorays.
moorays [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mooreyn.
mooraysad [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mooraysasho.
mooraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
mooraysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moorayso. ld mooraysad, mooraysi.