moordi
(Magac Lab | Noun Masculine)1. Cadhada xoolaha murxisa. 2. Meseggada yaryar ee midabka guduudan leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moordi ↴
moor [m.l] (-rar, m.l)
1. Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro. 2. Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay. 3. M. ah: qof cayr ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg