mooro
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Xerada xoolaha la geliyo ama lagu xereeyo. 2. Faalka baydadkiisa dhexda ku jira. 3. Manaasisha dayaxu fariisto mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mooro ↴
mooraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
moorayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Xoolo mooro ku xereysasho.
mooree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Xoolo mooro gelin.
xero [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad. 2. Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg