mootan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax dhintay ahaansho. 2. Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mootan ↴
mootanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mootan. ld mootanaansho.
mootanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mootanaan.
xorshosh [m.l]
Qori ama wax kale oo korka sare ka fayow, gudahase ka mootan oo bolol ka ah, oo kolkii la taabto burburaya, tilmaan-tood. ld xorshosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg