Site icon Qaamuus

jawaabta

moqorka kalka wadnaha
(Magac Lab | Noun Masculine)

(c.nafl) Moqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb ka mid ah qaaxada oo ka soocan moqorka kalka ubucda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moqorka kalka wadnaha

xuub-wadneed [m.l] (-dyo, m.dh)
(c.nafl.) Dhinaca lafdhabarleyda, xuub qoyan oo sameeya gidaarka moqorka kalka wadnaha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version