morfooloji
(Magac Lab | Noun Masculine)(Baay.) Barashada qaabka iyo dhismaha, noolayaasha, gaar ahaan qaababkooda dibadda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh morfooloji ↴
botani [m.l]
Barashada cilmiyaysan ee dhirta oo ay ka mid yihiin anatamiga, morfoolojiga, bayookimistariga, abla-ablaynta, saytoolajiga, hiddo-barashada, ikoolojiga, tadawurka iyo filiqsanaantooda juqraafiyeed.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg