motootixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld mataatixi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh motootixi ↴
mataatixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid. 2. Maro aad u duugowday ka dhigid. 3. Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
mataatixid [m.f.dh]
eeg mataatax³. ld mataatax¹ (4), motootax¹, motootixid, mutuutax¹.
mataatixin [m.f.dh]
eeg mataatixi. ld motootixin, mutuutixin.
motootixid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mataatixid.
motootixin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mataatixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg