Site icon Qaamuus

jawaabta

mu'min
(m.l) (-niin, m.dh)

(dii.) Qof awaamiirta Ilaahay siday ahayd u fuliya. ld muumin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mu'min

mu'min [m.l] (-niin, m.dh)
(dii.) Qof awaamiirta Ilaahay siday ahayd u fuliya. ld muumin.

mu'minnimo [m.dh]
Mu'min ahaansho. ld muuminnimo.

muumin [m.l]
ld mu'min.

muuminnimo [m.dh]
ld mu'minnimo.

weli [m.l] (-iyo/awliyo, m.dh)
1. Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa. 2. Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. ld wali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version