mucaarad
(m.l) (-dyo/-diin, m.dh)Cid fikrad liddi ku ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mucaarad ↴
mucaaradnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Mucaarad ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg