Site icon Qaamuus

jawaabta

mudaa
(m.l) (-aayo, m.dh)

Qalab wax lagu tolo oo kobotolana ka yar, mudacana ka weyn oo caarad ballaaran leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudaa

kabatole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.

mudaaharaad [Magac Lab | Noun Masculine]
ld muddaaharaad¹.

mudaaharaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld muddaaharaad².

mudaaharaadid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muddaaharaadid.

mudaal [Magac Dheddig | Noun Feminine]
M. ah: qodax mudda oo jab yar ku reebta oo leh kaar badan.

muddaaharaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad¹.

muddaaharaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Dadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro isugu soo bixid. ld mudaaharaad².

muddaaharaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddaaharaad². ld mudaaharaadid.

mud [Magac Lab | Noun Masculine]
Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).

mud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Shay badanaa fiiqan meel ku turqid. 2. Cid daawo durid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version