mudbax
(Magac Lab | Noun Masculine)1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.
mudbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudbax ↴
mudbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqda ahaansho. ld murbaxsan.
mudbaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
mudbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mudbaxsanaan.
mudbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbax². ld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.
murbax [m.l]
ld mudbax¹; mudbixid.
murbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld mudbax².
murbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mudbaxsan.
murbaxsanaan [m.dh]
ld mudbaxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg