muddee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)Cid waqti ama muddo u qabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddee ↴
muddeec [m.l.kh >]
M. ah: qof wixii la faro si fudud u yeela; aan wax diidin; baarri ah. ld muddiic.
muddeecnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Muddeec ahaansho.
muddeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddee.
muddiic [m.l.kh >]
ld muddeec.
muddiicinnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muddeecnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg