muddug
(Magac Lab | Noun Masculine)1. Aan la wehelin; keli ah. 2. Aan waxba sidan; qaauan. 3. Faro maran; aan hanti lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddug ↴
muddugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax muddug ah ahaansho. ld muddugsan.
muddugnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddugan. ld muddugnaansho, muddugsanaan, muddugsanaansho.
muddugnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld muddugnaan.
muddugnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Muddug ahaansho.
muddugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld muddugan.
muddugsanaan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muddugnaan.
muddugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld muddugnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg