muddul
(Magac Lab | Noun Masculine)ld mundul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddul ↴
mardo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.
mundul [m.l] (-llo, m.dh)
Aqal wareegsan oo inta badan dhis iyo dhoobo ka samaysan oo leh saqaf dhis iyo caws ah oo kor u fiiqan. ld muddul, mundulle.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg