mudnaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg mudan³. ld mudnaansho.
mudnaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg mudan². ld mudnaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudnaan ↴
aakib [m.l]
1. Ka aa. ah: faa'iidada laga rajeynayo
fal lagu dhaqaaqi doono. Tus. “Samaynta
Warshadda Saabuunta waxa ka aa. ah in ay
joogsato tii dibadda ka imaneysay oo lacagta adagi ku baxaysay”. 2. Ka aa. ah: mudnaanta uu wax, wax kale ka leeyahay. Tus. “Tiro badan waxaa ka aa. ah tayo”.
umaamudnaan [m.dh]
ld amaamuudnaan.
umaamudnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld amaamudnaan.
amaamudnaan [m.f.dh]
eeg amaamudan. ld amaamudnaansho.
amaamudnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld amaamudnaan.
annaaniyad [m.dh] (-do, m.dh)
(c.naf.) Mowqifka ama dabeecadda ku tusaysa in aad adiga is muujisid naftaada keliya, ama aad aaminsantahay in aad ka muhimsantahay dadka kale, adigoo aan xaqiiqsan, mudnaan gaar ahna aad is siisid.
gamaamudnaan [m.dh]
ld gamaamadnaa.
gamaamudnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gamaamad- naa.
jeenso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid. 2. U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.