mulbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax tuugo ku dhammayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mulbi ↴
ummulbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysanayso u adeegid; nafaqgayn.
ummulbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummulbax².
ummulbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummulbixi.
mulbin [m.f.dh]
eeg mulbi. ld mulbis.
mulbis [m.l]
ld mulbin.
mulbisasho [m.f.dh]
eeg mulbiso.
mulbiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Wax dhammaysasho. 2. Wax tuugo ku dhammaysasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg