muldhiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Laan, jir iwm dubka ka diirasho. 2. Qof hu'uu gashanaan ka wada furasho. 3. Madax qurdasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muldhiso ↴
muldhisasho [m.f.dh]
eeg muldhiso.
muldhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax diirka sare ka fujin. 2. Cid huga ka wada qaadid. 3. Timo madax ka wada xiirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg