mulki
(m.l)1. Maal aad u badan. 2. Hantida qof leeyahay. ld milki¹.
mulki
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, iday/-isay)Hanti la wareegid. ld milki².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mulki ↴
yad [m.dh]
1. Awood gacan lagu fuliyo. 2. Mulkile. 3. Gacan. ld yed¹.
meerso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax mulkintooda la wareegid.
micigabaarrey [m.dh]
1. Islaan carruur badan dhashay oo reerka mulkisay. 2. Abeesa weyn.
mihiib [Magac Lab | Noun Masculine]
1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid.
mihiibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.
milki [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mulki¹.
milki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld mulki².
milkiyid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mulkiyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg