mulul
(m.l)1. (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa. 2. M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha. 3. M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
mulul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ulay, -ushay)1. Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho. 2. Neef ari ah aad u caatoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mulul ↴
mululi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Caano ciir ah dhay ku darid.
mululid [m.f.dh]
eeg mulul². ld mulul¹ (4).
mululin [m.f.dh]
eeg mululi.
mululrimid [m.f.dh]
eeg mululrin². ld mululrin¹.
mululrin [m.l]
Rimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.
mululrin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg