Site icon Qaamuus

jawaabta

muluqmuluq
(m.dh)

1. Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn. 2. M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya. 3. Khayaano iyo mardaddabaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muluqmuluq

muluqmuluqlayn [m.f.dh]
eeg muluqmuluqlee.

muluqmuluqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Muluqmuluq samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version