munaafaq
(m.l) (-qyo/-fiqiin, m.dh)1. Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin. 2. (dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh munaafaq ↴
muddamdam [m.l] (-myo, m.dh)
Sirrow; munaafaq.
munaafaqnimo [m.dh]
Munaafaq ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg