munnaarad
(m.dh) (-do, m.l)1. Kuud kor u dheer oo dusha iftiin ku leh oo xeebaha badaha lagu sameeyo si gaadiidka badaha loogu hago marsooyinka. 2. (dii.) Qudbiga masaajidka ee laga addimo. ld minaarad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh munnaarad ↴
minaarad [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld munnaarad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg