muqdaaf
(m.l) (-fyo, m.dh)Loox dacal ballaaran oo lagu seebiyo huuriga iyo bedenka. ld miqdaaf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqdaaf ↴
miqdaaf [Magac Lab | Noun Masculine]
ld muqdaaf.
miqdaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld muqdaafi.
miqdaafin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muqdaafin.
muqdaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Huuri muqdaaf ku seebin. ld miqdaafi.
muqdaafin [m.f.dh]
eeg muqdaafi. ld miqdaafin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg