muqdaafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Huuri muqdaaf ku seebin. ld miqdaafi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqdaafi ↴
miqdaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld muqdaafi.
miqdaafin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muqdaafin.
muqdaafin [m.f.dh]
eeg muqdaafi. ld miqdaafin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg