muqlaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqlaysan ↴
muqlaysnaan [m.f.dh]
eeg muqlaysan. ld muqlaysnaansho.
muqlaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Wax muqlaysan ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg