muqlo
(m.dh)1. Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay. 2.Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqlo ↴
muqlaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.
muqle [m.l]
ld Muqlay; muqlo.
muqloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Neef xoolo ah wax cudurka muqlo qaaday noqosho.
muqloobid [m.f.dh]
eeg muqlow². ld muqlow¹.
muqlood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg muqloo.
muqlow [m.l]
Qaadidda uu neef xoolo ah qaado cudurka muqlaha. ld muqloobid.
muqlow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Neef xoolo ah muqlo qaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg