muquunso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Xoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquunso ↴
maquunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld muquunso.
muquunsasho [m.f.dh]
eeg muquunso. ld maquunsad, maquunsasho, muquunsad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg