muquuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld maquuri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquuri ↴
maquuri [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.
maquurin [m.f.dh]
eeg maquuri. ld makhuurin, mukhuurin, muquurin.
muquuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.
muquurid [m.dh]
ld maquurid.
muquurin [m.dh]
ld maquurin.
quus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Biyo hoos u gelid; muquurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg