murbax
(m.l)ld mudbax¹; mudbixid.
murbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)ld mudbax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murbax ↴
mudbax [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.
mudbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².
mudbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqda ahaansho. ld murbaxsan.
mudbaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
mudbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbax². ld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.
murbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mudbaxsan.
murbaxsanaan [m.dh]
ld mudbaxsanaan.
murbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mudbaxsanaan.