murbay
(m.l) (-yo/murbay, m.dh)Koob aad u yar oo ka samaysan dhoob, dheg la qabsadana aan lahayn oo qaxwada lagu cabbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murbay ↴
dhulub [m.l] (-byo, m.dh)
Koob yar oo aan dheg lahayn; bilaale, murbay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg