murdiso
(m.dh)Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murdiso ↴
murdi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid. 2. Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg