murgi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld murji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murgi ↴
garraaddow [m.l]
1. Murgidda. 2. Adkaan- shad.
milqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xarig, dun iwm isku murgin.
murgici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin.
murgicin [m.f.dh]
eeg murgici.
murgid [m.f.dh]
eeg murug³.
murgin [m.dh]
ld murjin.
murji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarig iwm si xun isugu marid. 2. Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid. 3. Cid murugo gelin. ld murgi.
murjin [m.f.dh]
eeg murji. ld murgin.
mųr [m.l]
Xubinta taranka ee haweenka.
mur [m.l]
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
mur [m.dh]
Wadiiqo yar.
mur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka m.: orod cid kaga dheereyn.