murguco
(m.dh)Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.
murguco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-cday, -catay)1. Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin. 2. Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. Tus. “Arrintii cali waa ka murgucatay”. ld murgaco, murkuco².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murguco ↴
murgaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
ld murguco².
murgoco [m.dh]
ld murguco¹.
murgucasho [m.f.dh]
eeg murguco². ld murgacad, murgacasho, murgucad, murkucad.
murkuco [m.dh]
ld murguco¹.
murkuco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
ld murguco².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg