muruqmaalid
(m.dh)Shaqo gacmeed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muruqmaalid ↴
muruqmaal [m.l]
Qof shaqaale ah oo aan farsamo gaar ah lahayn, kuna nool waxa ka soo baxa xooggiisa. ld addinmaal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg