murwo
(m.dh)1. Sharaf; maamuus. 2. ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murwo ↴
marwo [m.dh]
1. Haweeney la qabo oo sumcad fiican ku leh dadka dhexdiisa; gaari. 2. Haweenay. 3. ld murwo (2).
mųr [m.l]
Xubinta taranka ee haweenka.
mur [m.l]
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
mur [m.dh]
Wadiiqo yar.
mur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka m.: orod cid kaga dheereyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg