musaafursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld masaafirsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musaafursan ↴
masaafirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.
masaafirsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.
musaafursanaan [m.dh]
ld masaafirsanaan.
musaafursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld masaafirsanaan.
musaafursanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld masaafirsanow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg