musaraar
(m.l)1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
musaraar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musaraar ↴
musaraarid [m.f.dh]
eeg musaraar². ld musaraar¹ (1), musareer¹, musareerid, musuraar¹ .
musaraarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.
musaraarsanaan [m.f.dh]
eeg musaraarsan. ld musaraarsanaansho, musareersanaan.
musaraarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musaraarsanaan.
musareer [m.l]
ld musaraarid.
musareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld musaraar².
musareerid [m.dh]
ld musaraarid.
musareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld musaraarsan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg