Site icon Qaamuus

jawaabta

musareen
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Laba xiddig oo waaweyn oo ka soo baxa cirka dhankiis koofureed. 2. Dabayl sanadka bishiisa koowaad ama labaad ka dhacda woqooyiga Soomaaliya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musareen

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version