naarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg naar³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naarid ↴
rajiimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dheri si tartiib ah deb uga qaadid. 2. Sheydaan iska naarid. “Shaydaanka iska rajiimi.”
sannaarid [m.f.dh]
eeg sannaar.
naar [m.l] (-rar, m.l)
Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
naar [m.dh] (-ro, ml.)
1. Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab. 2. N. ah: wax aad u kulul.
naar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid naar gelin (Eebbe). 2. Wax aad u gubid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg