nabiib
(m.l)ld namiin¹.
nabiib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)ld namiin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabiib ↴
nabiibid [m.dh]
ld namiinid.
nabiibnimo [m.dh]
ld namiinnimo.
namiin [m.l] (-nyo, m.dh)
Qof dadka isku dira. ld nabiib¹.
namiin [f.g.1] (-nay, -ntay)
Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².
namiinid [m.f.dh]
eeg namiin ². Namiin ahaansho. ld nabiibid.
namiinnimo [m.dh]
Namiin ahaansho. ld nabiibnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg